James Swan iyo Xubno kale oo gaaray Kismaayo iyo kulamo Xasaasi ah oo socda

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland waxaa gaaray wafdi uu hogaaminayo Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ee arrimaha Soomaaliya Amb. James Swan. Sida aan wararka ku heleyno xarunta Qaramada Midoobay ku leedahay magaalada Kismaayo waxaa ka socda kulamo xasaasi ah oo ay leeyihiin wafdiga uu hogaaminayo James Swan iyo Madaxweynaha Jubbaland. Kulanka ayaa … Continue reading James Swan iyo Xubno kale oo gaaray Kismaayo iyo kulamo Xasaasi ah oo socda